VOA News: Wararka Ciyaaraha

Rajadii Africa ee Semi-finalka oo dhammaatay
Ciyaarta Dhexmartay Ghana iyo Uruguay waxay ahayd tii ugu xiisaha badneyd tan iyo intii ay bilowdeen ciyaaraha koobka Adduunka. Goolka waxaa ku hormartay Ghana qeybtii hore ee ciyaarta, waxaana u saxiixay ciyaaryahanka lambark 11aad ee Sulley Montari.

Hase yeeshee Waxaa la bareejeeyay qeybtii labaad ee ciyaarta. waqtigii caadiga ahaa ee 90-ka daqiiqo labada dhinac wey ismari waayeen. laakiin Ghana ayaa qarka u saarantay inay u soo baxdo ciyaarta semifanalka ka dib markii rigoore laga dhigay Uruguay.

Balse Ghana way ka faa'ideysan weyday ka dib markii uu Gyan oo laaday rigooraha uu birta sare ku dhuftay.

Rigoorihii caadiga ahaa ee lagu kala baxayeyna Gana waxaa laga qabtay labo darbo, Uruguay mid ayay khasaarisay inta kalena way dhalisay sidaasi ayayna ku badisay.

Ciyaar wanaaga marka la eego Ghana ayaa hogaanka u heysay.

England iyo USA Oo Isla Dhaafi Waayey 1 - 1
Ciyaarta dhexmartay England iyo Maraykanka ayaa ka ku bilaabat si qabow. Goolka waxaa ku hormaray dalka England waxaana daqiiqaddii 3-aad u saxiixay ciyaaryahanka Steven Gerard oo u xiyaara kooxda Liverpool.

Hase yeeshee dalka Maraykanka ayaa helay goollka bar-bar dhaca daqiiqaddii 40-aad kadib markii ciyaaryahanka u ciyaara kooxda Fulham ee Clinton Dempsey kubbad uu ku laagay goolka England ay ka rabaxsatay goolhayaha England Robert Green oo u ciyaara kooxda West Ham.

Qaybtii dambe ee ciyaarta ayaa labada dhinacba ay u suurtogeli weyday inay gool dhaliyaan. Ciyaartan ayaa ka dhacday magaalada Rustenburg.