No media source currently available
QM ayaa sheegtay in macluul ay jirto Marinka Gaza, iyadoo ku eedeeysay Israel inay xannibtay gaarsiinta gargaarka, iyo inay doonayso inay soo xirto shaqada hay’addaha QM ee UNRWA.
Arag Fikradaha
Madal