Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kashifayaasha musuq-maasuqa Koonfur Afrika


Kashifayaasha musuq-maasuqa Koonfur Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00

Martha Ngoye waxay ahayd agaasimaha fulinta sharciga ee Wakaaladda Tareenada ee Dawladda Koonfur Afrika, ka dib markii ay banaanka keentay qandaraasyo dawladeed oo ku kacaya malaayiin dollar. Balse halkii ay ahayd in lagu tixgeliyo musuqa ay banaanka keentay, waxaa laga eryey shaqadii ay haysay,

Madal

XS
SM
MD
LG