Maalin kasta waxaa caalamka ka dhaca dhacdooyin kala duwan oo xiiso badan, oo qaarkood markaad aragto sawirrada laga soo qaaday aad la cajabeyso. Haddaba idaacadda VOA-da ayaa idiin soo ururisay qaar ka mid ah sawirrada dhacdooyinka caalamka ee xiisaha badan ee hoos ka daawo.
Sawirrada Maanta: Oct. 23, 2015
5
Dad u istaagay inay arkaan baabuur u eg kii lagu jilay filimka "Back to the Future Part II"
6
Dad ku socda keyme ku yaalla magaalada Liverpool ee England.
7
Caruur Iskuul Pakistani ah oo ka gudbaya meel biyo wasaq ah ay yaalaan, duleedka magaalada Islamabad.