Dabley ka tirsan Al-Shabab ayaa weeraray Jaamacadda Garissa ee waqooyi-bari Kenya. 17 ayaa dhintay in kabadan 60 kalena way dhaawacmeen.
Sawirro: Weerarka Jaamacadda Garissa
5
Ardayda jaamacada oo babuur ku dhex-dhuumanaya kadib markii ay ka qaxeen weerarka Jaamacadda Garissa. April 2, 2015.
6
Dadka deegaanka oo dhiig u shubaya cisbitaalka Gaarisa. April 2, 2015.