Dabley ka tirsan Al-Shabab ayaa weeraray Jaamacadda Garissa ee waqooyi-bari Kenya. 17 ayaa dhintay in kabadan 60 kalena way dhaawacmeen.
Sawirro: Weerarka Jaamacadda Garissa
1
Booliska Kenya oo ku sugan banaanka hore ee jaamacadda Garissa.
2
Booliska Kenya oo ku sugan banaanka hore ee jaamacadda Garissa.
3
Ciidanka Kenya oo ku sugan meel u dhow Garissa, April 2, 2015.
4
Ardayda oo banaanka jaamacadda isu-soo-uruuray markii uu weerarku dhacay. April 2, 2015.